Barnaamijka Isdhexgalka iyo Nadaafada deegaanka Tierp.

Intuu Qashinku kuu jiro ayuu Cudurkuna kuu jiraa. Bulsho kasto oo dunidda ku nool, waxa ay u baahanyihiin in ay ku noolaadaan nolal caafimaad leh.  Haddaba taas waxaa lagu heli karaa marka ay bulshadaasi isku raacdo in deegaankoodu uu ahaado mid ka bad qaba, waxayaabaha dhalin kara cudurada oo uu ugu horeeyo

Tierp oo ay ka dhacayso Ciyaarta Kubbada cagta ee Gabdhaha.

Maalinta Sabtida ee 4-ta bishan Maarso 2017-ka, waxaa Centralhallen ka dhici doona ciyaarta kubbada cabta oo ay ciyaari doonaan gabdho. Ciyaartan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Dhaqanka Soomaalida ee Midnimo Kultur Förening ee Degmada Tierp. Ilaa hadda waxaa isdiiwaan galiyay 4 kooxood, waxaana la rajaynayanaa in ay halkaasi ka dhici doonaan

Qeyb ka mid ah waddada Grevegatan oo xirnaandoonta 6-7 Bisha Maarso.

Laga bilaabo Maalinta Isniinta saacadu marka ay tahay siddeeda saac ( Klokan 14:00) Taariikhduna tahay 6-da bisha Maarso ilaa Fiidnimada Talaaddada ee isla 7-da bishan, waxaa xirnaan doona qeyb ka mid ah waddada Grevegatan ee magaalada Tierp. Sababta ay u xirnaandoonto ayaa lagu sheegay in ay tahay shaqo laga qabanayo waddadasi. Qeybta