Barnaamijka Isdhexgalka iyo Nadaafada deegaanka Tierp.

Intuu Qashinku kuu jiro ayuu Cudurkuna kuu jiraa. Bulsho kasto oo dunidda ku nool, waxa ay u baahanyihiin in ay ku noolaadaan nolal caafimaad leh.  Haddaba taas waxaa lagu heli karaa marka ay bulshadaasi isku raacdo in deegaankoodu uu ahaado mid ka bad qaba, waxayaabaha dhalin kara cudurada oo uu ugu horeeyo

BOGGAN KALA SOCDA WARARKA DEEGAANKA.

Tierpsnyalända waxa uu wax ka qori doonaa dhammaan deegaanka degmada Tierp oo ay ku nool yihiin Ajaanib fara badan oo ka soo kala jeeda dalal dowr ah sida. Soomaali, Erateriyaan, Kenyan, Afar iyo Burundiis. Haddaba ku xirnow boggan.